Su’aal sharci ah oo ka dhalatay xilka cusub ee loo Magacaabay C/raxmaan C/shakuur

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahaa mucaaradkii ugu weynaa ee dowladii Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu aqbalay xilka cusub ee loo magacaabay. Hase ahaatee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la sheegayaa inuu luminayo … Continue reading Su’aal sharci ah oo ka dhalatay xilka cusub ee loo Magacaabay C/raxmaan C/shakuur